Back to Afoogy

asc side usobiraa 

Si an cashirada ku hello

To add to the discussion, join the mastermind. Login

Asc waraxmatullhi wabarakatu habeen wacan oo wanagsan dhamaantiin maamulka macalimiinta ardayda iyo dhamaan bahda afoogy wan idin salamay salan kabacdi waxanso jeedinlaa in buug dabacan ee casharka nalasiyo inaan helo buuga nalodhigo wano mihiim asago dabacan

To add to the discussion, join the mastermind. Login

waxan jeclaa inaan is qoro course english ah waa maxay talaabada la iga rabo meesha aan iska diiwaan galinaayo

To add to the discussion, join the mastermind. Login

Soo Jeedin

asc dhaman saxibada afoogy, waxaan ka tirsanahay english diploma batch5, marka hore waxa so dhaweynaya isbdelka balaaran ee lugu sameeyey madasha boorinayane dadaalkooda ku aadan horumarinta ardeyda soomaaliyeed , marka xigta waxaan soo jedin laha in lagu soo daro filters  wayo cashirada englishka waxey u qaabeysanyihin maado maado. hada waxa adag markad murajeceyneyso mado ka mid ah maadoyinka tusaale madada Readin ka, readinka waxa uu kaso bilabanya month1 weak1. ka waran addiga o maraya bisha 5aad, waa inaad adaa pageka  month1 kadibana kasii adaa weake1 kadibna w2 ilaa weak4 hadana soo aado month2 hadana moth3 ilaa month5, waa waqti dhumis iyo wareer, lkn hadii la sameeyo filter by subject   waxa mesha ka baxayo wareerka iyo waqtiga dhumaayo.

filters ka waa laga sii  kordhin kara intaas, lkn in my opinion filter by subject is the most important.

To add to the discussion, join the mastermind. Login

Asc, Salaan ka dib Waxaan Waday coursada Englishka Level one month one ayaan dhameeyay Ka dib waxa aan ku xijiyay month two, week two aniga oo maraya ayaa mashquul ka galay ustaad mudo 2 bilood ka badan ayaan ka maqnaa markii aan ku soo laabtay Coursadi waa la igala laabtay maxay ku dhacday ???

To add to the discussion, join the mastermind. Login

Likes

Comments