Cabasho dhinaca wax sixidda

Mar kasta oo aan assignment soo gudbiyo waxaa ku qasbanaadaa in aan whatsapp idinkala soo hadlo si aad assignment-ga iigu saxdaan. Maalmaha qaar illaa 3 maalin ayaa sugaa si assignment-gayga loo saxo, waxaana idhaafa wakhti badan oo aan duruus kale ku daawan lahaa kuna qoran lahaa. Fadlan cabashadayda tixgeliya oo arrinkaa wax ka baddela ama noo sameeya wax si automatic isla markiiba noogu saxaya.1000069468.jpg

Likes

Comments

Create New Post

You need to be logged in to access this page.

You need to be logged in to access this page.

Login