Ku Soo Dhawoow Xarunta Ardayda!

Asalaamu Caleykum Ardayda Afoogy!

Ku soo dhowow Xarunta Ardayda — meesha aad kula wadaagi karto ardayda kale fikradahaaga, wararka cusub, su’aalaha, iyo guulahaaga waxbarasho.

Halkan waxaad ka heli doontaa:

  • Fursad aad ku wadaagi karto fikradaha iyo talooyinka

  • Dood iyo wada sheekaysi ku saabsan casharrada iyo koorsooyinka

  • Xog iyo warbixinno ku saabsan events iyo happenings ee Afoogy

???? Ujeeddadeena:

In la abuuro goob saaxiibtinimo leh oo ardaydu ku dhiirrigeliyaan, ku bartaan, kuna koraan wadajir.

Ha ka baqan inaad sawirro, qoraallo, ama su’aalo halkaan ku soo geliso. Xarunta Ardayda waa meeshaada!

Ku bilow wadaagistaada maanta — la wadaag fikirkaaga, weyneeya kooxdeena, oo kor u qaad barashadaada! ????

Likes

Comments

Create New Post

You need to be logged in to access this page.

You need to be logged in to access this page.

Login