asc dhaman saxibada afoogy, waxaan ka tirsanahay english diploma batch5, marka hore waxa so dhaweynaya isbdelka balaaran ee lugu sameeyey madasha boorinayane dadaalkooda ku aadan horumarinta ardeyda soomaaliyeed , marka xigta waxaan soo jedin laha in lagu soo daro filters wayo cashirada englishka waxey u qaabeysanyihin maado maado. hada waxa adag markad murajeceyneyso mado ka mid ah maadoyinka tusaale madada Readin ka, readinka waxa uu kaso bilabanya month1 weak1. ka waran addiga o maraya bisha 5aad, waa inaad adaa pageka month1 kadibana kasii adaa weake1 kadibna w2 ilaa weak4 hadana soo aado month2 hadana moth3 ilaa month5, waa waqti dhumis iyo wareer, lkn hadii la sameeyo filter by subject waxa mesha ka baxayo wareerka iyo waqtiga dhumaayo.
filters ka waa laga sii kordhin kara intaas, lkn in my opinion filter by subject is the most important.
