Back to Afoogy

Update ka Cusub!!

ASC, Akhyaarta dhamaantiin inaad fiican tihiin baan rajaynayaa. Alxamdulilaah, Update kan Cusub Aad ayuu Cajiib u yahay Waan soo dhawaynayaa Waana ka helay.

Sida in “EDIT” lagu soo kordhiyay qoraalka aad wax ka badal ku samayn kadho.

 Laakiin Hal arinaa jirto, Examka ama quiz ka qaabkiisa kii hore ayaa Ka wanaagsan. Tusale: Suaalaha Meelaha banaan buuxida ah erayada lagu siiyay haday bataan hal  mar ma soo wada muuqanayaa, halka kii hore instruction ka dhan uu kuwada tusaayay.  

Mida kale XARUNTA ARDAYDA  Hadii aad qof u jawaab is dhahdo oo uu qoraalka yara bato Calada SEND da ama symbol keeda hoos buu aadayaa mana arkayso ilaa aad qoraalka aad wax yar aad ka dhigto.

Waxaan rajaynayaa in ciladahaas qaarkiin ila aragteen, Waadna soo eegi kartaan intaan arkin.

Team afoogy na inay intaas platform ka nooga hagaajiyaan baan ku boorinayaa.

WabiAllahi tawfiiq, Salaam 🤗🙌🏽

Likes

Comments