Coursadani waxaa ku baranayna Coursadani waxaa ku baranayna sidaa ku samaysanayno filimaanta (Video Editing) , barnamijkaa adegsanayne waa HITFILM EXPRESS …

Waxaa Diyaariyay
Casharada Koorsada
18
Ardayda Koorsada
99
Muddada Koorsada
4 weeks, 2 days
Qiimaynta Ardayada
5

Coursadani waxaa ku baranayna


Coursadani waxaa ku baranayna sidaa ku samaysanayno filimaanta (Video Editing) , barnamijkaa adegsanayne waa HITFILM EXPRESS darsiyada hore waxan kugu sharxi sababtan kugu dooray barnamijkaani iyo sida ku dagsanyso filesha barnamijka sidoo kale darsiyada xega waxaa ku baranyna wajiga hore ee barnaamijka iyo sidaa u isticmali lahayn toolska barnamijka ugu danbayn duruusta danbe waxay noqon Project aa coursada ugu tala galnay ayaa isla samaynayna bilaaw ilaa dhamaad insh allah.

Macalinka Koorsada (Instructor)

Profile Photo
Salmaan Maadow
Magaca waa Salmaan Maadow Asaaasaha shabakadda Afoogy

Manhajka Koorsada (Course Curriculum)

    • Maclumaad guud aa u bahantahay inta barnamijka isticmalin 00:06:00
    • Isku habaynta File-shada 00:07:00
    • Xalin mushkilada iyo Sida u isticmalayso Trimmer-ka 00:08:00
    • Isticmalka Timeline-ka ama Editor #1 00:09:00
    • Isticmalka Timeline-ka ama Editor #2 00:09:00
    • Practice #1: Isku hagajinta File-shadi 00:07:00
    • Practice #2: Hagajinta Codadka 00:12:00
    • Practice #3: Timeline-ka 00:11:00
    • Practice #4: Timeline-ka – Dhamaystir 00:09:00
    • Practice #5: Dhamaystir Projectiga waxyabaha ka dhiman 00:07:00
    • Practice #6: Gabagabada isticmalka Timeline-ka 00:08:00
    • Practice #7: Qoraalka (Text) 00:16:00
    • Practice #8: Sida Transition-ka ugu darsan lahayd Video-yada 00:10:00
    • Practice #9: Sida Effects u isticmali lahayd iyo sida Export garyn lahayd 00:06:00

Qiimaynta Ardayda (Students Review)

Course Reviews

5

5
3 ratings
  • 5 stars3
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0
  1. 5

    Aad & aad aad baad umahadsantahay Ustaad,
    Wax badan ayan kafaaidday koorsadan, qeebaha dhiman wa ka sugayna insha Allaha.

  2. wardi cabdilaahi cabdiAugust 26, 2020 at 1:00 am
    Your comment is awaiting moderation.

    5

    Mahadnaq.
    Waxaan u mahadnaqaya ilaahay marka hore marka ka dib waxaab halkan uga mahadnaqaya macalinkayga wakhtiga ii huray ee macalin salmaan madow waxan leeyahay ale cimriga iyo caafimaadka ha kuu barakeeyo.

  3. Waan faidaystay

    5

    Wax badan ayaa ka faaiday coursadan

  4. 5

    Mahadsanidin Afoogy waxaan si wanaagsan u fahmay casharka hitflims ee idhamaaday qaabtiisa hore
    waxaana bilaabay casharka kowaad:1 iyo labaad : photoshop cc 2019

top
© AFOOGY. All rights reserved.