Coursadani waxaa ku baranayna Coursadaani waxaa ku baranayna barnaamijka sawirada lagu edit gareeyo ee ugu caansan caalmaka photoshop. Coursadani qaybo …

Waxaa Diyaariyay
Casharada Koorsada
39
Ardayda Koorsada
281
Muddada Koorsada
4 weeks, 2 days
Qiimaynta Ardayada
5

Coursadani waxaa ku baranayna


Coursadaani waxaa ku baranayna barnaamijka sawirada lagu edit gareeyo ee ugu caansan caalmaka photoshop. Coursadani qaybo badan ayaan kugu baranayna oo barnamijka u adeegsan karto ilaa ugu danbayn aa rajaynayno adoo qof heersare ku ah inaa dhamaysato coursadaani . waxaa ka bilaabayna coursadani bilaaw ilaa heer dhaxe waxaa ku baran dontaa. – Wajiga hore barnamijka guud ahaan iyo toolskiisa sidaa u adeegsan lahayd. – Digtial images iyo Nocyada sawirada CMYK iyo RGB iyo sidoo Layers. – Sida sawirada u jar jaran lahayd adigoo adeegsanayo ilaa dhowrka tool uu barnamijka ku siinayo . – Sidoo kale sida sawirada colorskooda u saxi lahayd. – iyo khaladaadka aa sawirada ka hesho markaa sawirto. – iyo Filterska barnaamijka ugu caansan sida u isticmaali lahayd . – iyo sida mask ugu samayn lahayd sawirada. chapterda qaar markaan dhamayno waxaa samynayna baractice aa ku murajacaynayno dhaman waxa kusoo baranay duruustii hore insha allah.

 

Macalinka Koorsada (Instructor)

Profile Photo
Salmaan Maadow
Magaca waa Salmaan Maadow Asaaasaha shabakadda Afoogy

Manhajka Koorsada (Course Curriculum)

    • Ku Saabsan Coursdaani FREE 00:02:00
    • Dajiso Sawirada u isticmalay sharaxa 00:00:00
    • Sida ku furan lahayd Files-kaada (Open Files) 00:02:00
    • Sida Ku Abuuran lahayd Document (New Document) 00:06:00
    • Wajiga Hore Barnaamijka (Interface) 00:08:00
    • Gobta Shaqada (Workspace) 00:07:00
    • Ku shaqayn dhowr Documents (Multiple Documents) 00:03:00
    • Zoom In // Zoom Out 00:07:00
    • Formatyada Sawirada Digital-ka 00:05:00
    • Talooyin Guud 00:01:00
    • Color Mode (RGB & CMYK) 00:07:00
    • Quiz(1) Photoshop c2019 01:00:00
    • Asaaska Layerska #1 00:11:00
    • Asaaska Layerska #2 00:12:00
    • Dhaqan galin casharadii hore ee Cutubyada Hore – Qaybta Kowaad 00:09:00
    • Dhaqan galin casharadii hore ee Cutubyada Hore – Qaybta Labaad 00:10:00
    • Marquee Tools 00:04:00
    • Mid kamid ah Shaqooyinka u isticmaali karto Marquee Tool 00:09:00
    • Lasso Tool 00:03:00
    • Polygonal Lasso Tool iyo Magnetic Lasso Tool 00:03:00
    • Magic Wand Tool iyo Quick Selection Tool 00:05:00
    • Sharax Qotodheer isticmalka Quick Selection Tool 00:10:00
    • Dhaqan galin casharadii hore ee cutubyadii tagay -Practice #2 00:09:00
    • Dhaqan galin casharadii hore ee cutubyadii tagay – Practice #3 00:07:00
    • LayerMask (introduction) 00:02:00
    • Layer Mask & Brush Tool 00:08:00
    • Gradient Tool 00:11:00
    • Blending Options 00:06:00
    • Quiz (2) Photoshop CC 2019 01:00:00
    • Spot Healing Brush & Regular Healing brush 00:09:00
    • Clone stamp & Patch Tool 00:07:00
    • Content Aware Move & Red Eye Tools 00:05:00
    • 8-1 Transformer #1 00:09:00
    • 8-2 Transformer #2 00:05:00
    • 8-3 Transformer using CameraRaw 00:04:00
    • 8-4 Crop 00:05:00
    • 9-1 Filter Gallery 00:08:00
    • 9-2 Isticmaalid qaar kamid ah filters 00:06:00
    • 9-3 Practice (Filters) 00:12:00

Qiimaynta Ardayda (Students Review)

Course Reviews

5

5
3 ratings
  • 5 stars3
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0
  1. Mustafe Sulub BileAugust 13, 2020 at 11:08 am

    Amazing Course

    5

    MSHA ALLH Ustaad Salmaan Madoow Alle cilmigaaga hakuu barakeeyo, Wax badan ayaan ka Faaiday Course kan

  2. sakeriye muuse jaamacJuly 27, 2020 at 10:36 am

    5

    Waa cross aad u faaido badan aadna ka helidoontid Kuna caajisi doonin

  3. su,aashayda

    5

    waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado qaabka shabakada gudaheeda aa isugu soo dirayno casharada waayo hadaba waxaanu casharada kahelnaa
    shabakada gudaheenda marka waxay tahay su,aashaydu qaab noocee ah ayaa la aadegsanayaa marka aad dhahdeen shabakada gudaheeda ayaan isugu diraynaa

top
© AFOOGY. All rights reserved.