Waa Course aa ku baran doonto sida sawirada loo qurxiyo sidoo kale loo hagaajiyo , Coursada waxyaabo farabadan ayaa ugu hadloyna oo muhiim ah ugu danbayne waxii aa soo baranay ayaa practice garayn donaa insha allah

Waxaa Diyaariyay
Casharada Koorsada
15
Ardayda Koorsada
136
Muddada Koorsada
4 weeks, 2 days
Qiimaynta Ardayada
5

Coursadani waxaa ku baranayna


  • Wajiga hore ee barnaamijka iyo adeegsiga toolyada kala duwan barnaamijka.

  • Sida sawirada loo qurxiyo.

  • Sida sawirada loo jarjarto.

  • Sida qoralada loogu darsado.

  • Sida loo hagajiyo caybaha sawirada.

  • Sidoo loo hagajiyo colorada iyo midibyadiisa .

Coursada waxyaabo farabadan ayaa ugu hadloyna oo muhiim ah ugu danbayne waxii aa soo baranay ayaa practice garayn donaa insha allah

Macalinka Koorsada (Instructor)

Profile Photo
Salmaan Maadow
Magaca waa Salmaan Maadow Asaaasaha shabakadda Afoogy

Manhajka Koorsada (Course Curriculum)

    • Wajiga hore ee Barnaamijka 00:11:00
    • Assasiyaatka Barnamijka 00:00:09
    • Move tool & Layerska 00:10:00
    • Select Tools #1 00:08:00
    • Select Tools #2 00:07:00
    • Select Tools #3 00:12:00
    • Qoralada (Text) 00:10:00
    • Tadhbiiq #1 (Practice) 00:13:00
    • Saxida Midibyada (Color Correction) 00:09:00
    • Saxida Caybaha (Retouch ) 00:06:00
    • Tadhbiiq #2 (Practice) – 01 00:09:00
    • Tadhbiiq #2 (Practice) – 02 00:11:00
    • Tadhbiiq #2 (Practice) – 03 & Toolsyo kale 00:10:00

Qiimaynta Ardayda (Students Review)

Course Reviews

5

5
1 ratings
  • 5 stars1
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0
  1. Abdirahman Abdirizak AbdirashidSeptember 25, 2020 at 10:39 am

    Waxaan ahaa design gareeye qarsoon.

    5

    Xaqiiqdii marwalbo waxaan islahaa ma noqon kartid design gareenta waxaana eegi jiray boorarka ku xardhan wadooyinka sida qof haatan Afsoomaliga baranaayo oo kale, balse kusoo biritaankeygii Afooy.com.
    Waxaan ogaaday inaan ahay Design gareeyihii qarsoonaa.
    Qofwalbo oo donaayo basic ga design gareenta waxaan kula talin lahaa inuu ka bilaabo PixBuilder studio kahor intaanu u bilaabin Photoshop.
    Mahadsenid. Ustaad Salmaan.

  2. Abdirahman Abdirizak AbdirashidAugust 20, 2020 at 12:20 pm
    Your comment is awaiting moderation.

    Amazing! Cajiib!

    5

    Alxamdulillah.
    Bilowgii Hore Maanan U Modeyn Inaan Baran Karo Design Gareenta. Balse Markaan Ku Soo Biiray Shabakada Afoogy.com,
    Ayaan Aaminay Inaan Ahay Design Gareeyihii Qarsoonaa.
    Mahadsenid: Alustaad Salmaan.

  3. Abdirahman Abdirizak AbdirashidAugust 20, 2020 at 9:09 am
    Your comment is awaiting moderation.

    Amazing! Cajiib!

    5

    Markaan Go’aansadey Inaan Barto Design Gareenta waxaan Mooday Inaan Baran Karin, Balse Ku soo biritankeygii. Shabkada Afoogy Aya
    iga dhigtay Inaan Ogaadey Inaan ahay design gareeye weeyn balse qarsoon.
    Mahadsnd Alustaad Salmaan.

  4. Abdirahman Abdirizak AbdirashidAugust 20, 2020 at 9:06 am
    Your comment is awaiting moderation.

    Amazing! Cajiib!

    5

    Waxaan Allah uga Mahadcelinayaa Inaan Ka Faaidey Koorsadaan, Ahna Furaha Desugn Gareenta, Kahor Koorsadaan
    Xitaa Wax Idean Ah Kamaanan Heysan Sida Wax Loo Design Gareeyo, Balse Markaan Kusoo Biiray Afoogy.com Ayaan
    Ogaaday Inaan Ahay Design Gareeye Qarsoon, Waxaan Sii Wadi Doonaa Casharrda. Waxaana Mahad Iyo Duco U jedinayaa
    Al-Ustaad Salmaan Madoow.

top
© AFOOGY. All rights reserved.