Coursada Filim samaynta ee barnaamijka Adobe Premiere Pro CC Coursadaani waxa ku baranayna – Wajiga hore ee barnaamijka iyo toolashiisa …

Waxaa Diyaariyay
Casharada Koorsada
20
Ardayda Koorsada
188
Muddada Koorsada
4 weeks, 2 days
Qiimaynta Ardayada
5

Coursada Filim samaynta ee barnaamijka

Adobe Premiere Pro CC


Coursadaani waxa ku baranayna

- Wajiga hore ee barnaamijka iyo toolashiisa waxay kala yihiin (Touring the Premiere Pro CC)

- Sida fileshaada media usoo gashan lahayd  barnaamijka iskuna hagaajin lahayd (Importing your media& Organizing Media)

- Waxaa sidoo kale baranayna waxa asaasiga u ah video Editing (Basic Editing).

- Sida u ahagajin lahayn codka (Performing Basic Audio) .

- Sida u siticmaali lahayn waxa asaasiga u ah effects (Basic Effects).

- Sida coloraska u saxi lahayd (Color Correction)

- Ugu danbayn sidaa usoo saari lahayd filimka (Output the Projects).

Ka faaidayso wacan oo ka eeg hoos manhajka coursadaani......

Macalinka Koorsada (Instructor)

Profile Photo
Salmaan Maadow
Magaca waa Salmaan Maadow Asaaasaha shabakadda Afoogy

Manhajka Koorsada (Course Curriculum)

    • Adobe Premiere Pro Evolution (1991-2020) 00:08:00
    • Launching Adobe Premiere Pro 00:05:00
    • Touring the interface of Adobe Premiere Pro 00:06:00
    • 2-1 Importing Media 00:04:00
    • 2-2 Organizing Media – Prt1 00:08:00
    • 2-3 Organizing Media – Prt2 00:03:00
    • 2-4 Setting up a Sequence 00:10:00
    • Imtixaanka Tijbaada kowaad Quiz (1) – Premiere Pro CC 01:00:00
    • 3-1 Playing 00:05:00
    • 3-2 Marking 00:03:00
    • 3-3 Sub-clipping Shots 00:08:00
    • 3-4 Editing your First Clips 00:07:00
    • 3-5 Moving Clips 00:05:00
    • 4-1 Spliting Clips 00:04:00
    • 4-2 Ripple Edit Tool 00:04:00
    • 4-3 Top and Tail Edit 00:02:00
    • 5-1 Introduction to Effects Control 00:04:00
    • 5-2 Using Effects Control 00:07:00
    • 5-3 Picture in Picture 00:08:00
    • 5-4 Animating Pictures 00:12:00

Qiimaynta Ardayda (Students Review)

Course Reviews

5

5
5 ratings
  • 5 stars5
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0
  1. siciid maxamed GuuleedOctober 11, 2020 at 7:17 pm
    Your comment is awaiting moderation.

    5

    Mahadsanid ustaaad

  2. Mostapha Eidan AhmedOctober 5, 2020 at 1:48 pm

    alx cousadan wax badan ayaan ka faa'iday waxad mooda macalinka inaad si live ah uga dhiganayso xiiseheeda

    5

    maaanta waan ku shaqeeya video editka masha allah go forward theacher maadaw

  3. Farxaan maxamuud muxumedSeptember 25, 2020 at 10:09 am

    Jasaa akallah ostaad

    5

    Runtii qaab sharexeedkaagah cidkastaa way fahmi kartaa Waxaan rajaynayaa inaad nosoo dhamaystiri doonto casharada

  4. abdikariim adan noorAugust 20, 2020 at 12:44 pm

    5

    coursad waa haaf ayaan filaayaa hadii aad soo dhameestirtaan waa ayficnaan laheed.
    masha aallah waan kahelay qaabka waadax ee aan ukala dhigdhigeysaan casharad.,
    waad ku madahsantihiin.

  5. yaxye maxamed khaliifAugust 16, 2020 at 11:08 am

    Adobe premier pro cc 2020

    5

    Marka hore alle ayaa mahadoo dhan leh .

    Marka labaad waxa mahad iska leh macalin ka oo si qurux badan noogu so diyaarismyay course kaan.

    Alx waxbadan baan ka fahmay video editing.

    Waxan rajaynaa in macalin noosoo duubi doono course kaan oo advanced ah

  6. Hassan Ali MohamedAugust 8, 2020 at 5:58 pm

    shukran Ustaad

    5

    koorsadan waxay ahayd mid wax baddan aan kafaaidey , sidaas ku wad insha Allah.

top
© AFOOGY. All rights reserved.