Coursada Filim samaynta ee barnaamijka VSDC Coursadaani waxa ku baranayna – Sida barnaamijka kusoo dajisan lahayd iyo sida ugu shubi …

Waxaa Diyaariyay
Casharada Koorsada
7
Ardayda Koorsada
23
Muddada Koorsada
4 weeks, 2 days
Qiimaynta Ardayada

Coursada Filim samaynta ee barnaamijka

VSDC


Coursadaani waxa ku baranayna

- Sida barnaamijka kusoo dajisan lahayd iyo sida ugu shubi lahayd PC-gaada

- Sida sawirada iyo muqaalada usoo gashan lahayd

- waxuu timelineka yahay iyo sida u isticmali lhayn.

- Sida codadka iyo muqalada iskugu dhajin lahayn .

- Sida Video Effects iyo Tarasition ugu soo darsan lahayn muqaalka.

- Sida ugu danbayn u heli lahayn muqal cajiib ah anagoo adeegsanayna barnaamijkaani.

Hoos fiiri si aa u aragto tusmada Coursada

Macalinka Koorsada (Instructor)

Profile Photo
Salmaan Maadow
Magaca waa Salmaan Maadow Asaaasaha shabakadda Afoogy

Manhajka Koorsada (Course Curriculum)

    • 0-0. Introduction 00:05:00
    • 0-1 . Halkaani ka dajiso Filesha Coursada 00:00:00
    • 1-1. Interface #1 00:07:00
    • 1-2. Interface #2 00:05:00
    • 1-3. Import Media 00:03:00
    • 1-4. Timeline 00:03:00
    • 1-5. Summary 00:03:00

Qiimaynta Ardayda (Students Review)

top
© AFOOGY. All rights reserved.