Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali [/visitor]
[student]Waa ka qorantahay koorsadan ee wado darsida...[/student]
[ld_course_expire_status label_before="This course expired on "]
Koursadani waxaa ku baranayna sidaa ku samaysanayno filimaanta (Video Editing) , barnamijkaa adegsanayne waa HITFILM EXPRESS darsiyada hore waxan kugu sharxi sababtan kugu dooray barnamijkaani iyo sida ku dagsanyso filesha barnamijka sidoo kale darsiyada xega waxaa ku baranyna wajiga hore ee barnaamijka iyo sidaa u isticmali lahayn toolska barnamijka ugu danbayn duruusta danbe waxay noqon Project aa coursada ugu tala galnay ayaa isla samaynayna bilaaw ilaa dhamaad insh allah.
Maxaa Ku baranayna Korsadaani?
Wajiga hore ee barnaamijka iyo adeegsiga toolyada kala duwan ee barnaamijka uu leeyahay.
Sida Muqalada loo jarjarto.
Sida Muqalda liskugu dhajiyo.
Sida qoralada loogu darsado.
Sida Codadka loo saxo.
Sidoo Loogu darsado transition .
Sido codadka loo saxo loguna darsado barnaamijka
Coursada waxyaabo farabadan ayaa ugu hadlayna oo muhiim ah ugu danbayne waxii aa soo baranay ayaa practice garayn donaa insha allah
Report
There was a problem reporting this post.
Block Member?
Please confirm you want to block this member.
You will no longer be able to:
See blocked member's posts
Mention this member in posts
Invite this member to groups
Message this member
Add this member as a friend
Please note:
This action will also remove this member from your connections and send a report to the site admin.
Please allow a few minutes for this process to complete.