Koorsadani waxaa ku baranayna sida muqalada loo sameeyo loona habeeyo anagoo ku barnayno barnaamijka AutoCAD
Maxaa Ku baranayna Korsadaani?
- Si guud ahaan waxaa ugu hadlayn sida units u badali lahayd.
- Sida u kala qaybin lahayd darbiyada iyo qolalka.
- Sida u samayn lahayd albaabada iyo daaqadaha
- Habaynta Blocks iyo daaqadaha.
- Muujinta gidaarka (Hatches)
- Sida ugu dari lahayd qoraalada
- Cabiraada (Dimensions)
- Sida ku daabici lahayd
Course Content
About Instructor
Login
Accessing this course requires a login. Please enter your credentials below!
Responses
You must be logged in to post a comment.
Waxaan doonayaa koorsadaan