Bisha 1aad || Barashada luqadda Carabiga- Heerka aasaasiga ah

About Instructor

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 18 Chapters
  • 66 Lessons

Responses

  1. Asc wr wb Ustaad casharadii aan soo dhaafay si aad u waadax ah ayn u fahmay haday noqon lahayd dhawaaqooda iyo qoraalkooda inkastoo wax yar xuruufaha qaar ku celcel badan iiga baahan yihiin qoraalkooda sida kale habka gudbinta casharada waa heer aad u sareeyo mahadsanid Ustaad.

  2. Masha allah ad iyo ad ayan ugo farxay dhirigilinta ad isisan mar waliba wadna ku mahadsantihin dadalkina alle ha idinka abalmariyo insha allah salman madow salan qas ah iyo mahadcelin qas ah mhdsanid ustad mufakir mucalim somaliyed

  3. M.a aad iyo aad ayaan uga fa,iday koorsadaan waxaana loo soodiyaariyay si wangsan oo habaysan runtii qof waliba fahmi kara. Waxaan u mahadcelinayaa macalimiinta koorsadaan soodiyaariyay iyo maamulka oo ugu horeeya mr.salmaan maadow waxaan idin leeyhay hormar wanagsan.

  4. Alxmdulilah waan dhamayay cutubki kobad. Aad ayana igu faraxsanahay inan ka mid ahay ardayda Afoogy waxan rajacynaay inan wakhti aan dheeray book kasta oo afcarabi ku odhan inan akhrisan doono bi’idin allah. Wad mahadsan tihin macalinta Ilahay ha idinka ajar siiyo cilmiga aad na baraysan.????

  5. dhamaan bahda afooogy man umahad calinaya macalin fikradeydu wax tahay in lagusokordhiyo afoogy qeyb ardey da iskuulka kaweynatey ay waxkubarn karaan anugu waxan ahay ardey ah xasle waxn jacelahay in is kuulka kunoqdo si aan uga qalinjabiyo jaamacad taasi wey surtagali weyday marka warka nuxurkisu waa afoogy hanoqoto mid dhaman bulshada sacida Marka codsigeygu iskuulka 1aad 12aad kaorso quseysa 12 galaas halugu sokordhiyo madasha afoogy galasyadaa kayar xaga mudada iskuulka wataa taladeydu anoo ah ardey ka mida ardeyda afoogy

  6. Alx waxaa maanta isoo dhamaatay bisha 1aad ee koorada aasaasiga ah ee luuqada carabiga marka hore Allah ayaa mahada iska leh marka xigtana waxaa mahada is ka leh macalamiintayda sharfata leh Allah ha abaal mariyo dadaal kooda aduun iyo aakhiraba

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?