ENG-01 || AutoCAD

Current Status
Not Enrolled
Price
$5 Every 1 month
Get Started
or

Price: $5.00

Wali kama qornid koorsadan.


Maxay tahay Koorsadaani?

Coursadani waxaa ku baranayna sida muqalada loo sameeyo loona habeeyo anagoo ku barnayno barnaamijka AutoCAD

Maxaa Ku baranayna Korsadaani?

  • Si guud ahaan waxaa ugu hadlayn sida units u badali lahayd.
  • Sida u kala qaybin lahayd darbiyada iyo qolalka.
  • Sida u samayn lahayd albaabada iyo daaqadaha
  • Habaynta Blocks iyo daaqadaha.
  • Muujinta gidaarka (Hatches)
  • Sida ugu dari lahayd qoraalada
  • Cabiraada (Dimensions)
  • Sida ku daabici lahayd

Course Content

Expand All
Lesson Content
0% Complete 0/1 Steps
Lesson Content
0% Complete 0/3 Steps
Lesson Content
0% Complete 0/2 Steps
Lesson Content
0% Complete 0/3 Steps

Leave a Reply