MOB-02 || CC-Mobile Video Editing

Current Status
Not Enrolled
Price
Closed
Get Started
This course is currently closed

Price: $10 Wali kama qornid koorsadan.


Maxay tahay Koorsadaani?

Koorsadaani waxaan kugu barayna barnaamijka ugu horeeyo marka fiiriso app store ee shirkada apple iyo google play , ee lagu tifaftiro ama lagu edit gareeyo mobaylada CapCut Video Editor.

Sawirka: Google Play
Sawirka: App Store

Yaa u Baahan Koorsadaani?

  • Hada Jeceshay inaa noqoto Mobile Film Maker.
  • Hada Jaceshay inaa soo noqotid Youtuber.
  • Hada Jeceshahay inaa si Professional ah usoo saartid clipyada dhigto Tiktok,twitter,Facebook Instagram.
  • Hada jeceshahay inaa filimaan qurux badan aa soo duubtay aa isku dhajiso qofkaa jeceshahay u hadiyeeso.
  • Dadkaa heli karin Mobile ay ku edit gareeyan .

Leave a Reply