Maxay tahay Koorsadaani?
Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu qorto documentska Microsoft Excel.
Yaa u Baahan Koorsadaani?
- Hada tahay arday oo aa qarayso research ama baxthi.
- Hada tahay maamule aa fadhiso xafiis
- Hada tahay ganacsade oo mehradaadi jogtid.
- intaas iyo inkabadan ayaa barnaamijkani u baahan.
Maxaa Ku baranayna Korsadaani?
- Wajiga hore barnamijka guud ahaan iyo toolskiisa sidaa u adeegsan lahayd.
- Sida xisaabaadka u adeegsan lahayn.
- Sida datada iskugu hagaajin lahayn.
- Sida formulas and functions loo adeegsanayo.
- Sida loo adeegsanayo charts iyo graphyada.
- sida datadaada sorting ugu samaynayso .
- Sida formatting ugu samayn lahayd datada iyo wax kabadan intaa hada kuso sheegay.