Maxay tahay Koorsadaani?
Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu saxo laguna qurxiyo Photoshop CC.
Yaa u Baahan Koorsadaani?
- Hada rabto ina noqotid graphic designer.
- Hada tahay photographerska.
- Hada tahay social media markater.
- Hada tahay Video Editor.
- Hada tahay Motion Grapher
Maxaa Ku baranayna Korsadaani?
- Wajiga hore barnamijka guud ahaan iyo toolskiisa sidaa u adeegsan lahayd.
- Digital images iyo Nocyada sawirada CMYK iyo RGB
- Iyo sidoo Layerska loo adeegsado.
- Sida sawirada u jar jaran lahayd adigoo adeegsanayo ilaa dhowrka tool uu barnamijka ku siinayo .
- Sidoo kale sida sawirada colorskooda u saxi lahayd.
- Iyo khaladaadka aa sawirada ka hesho markaa sawirto.
- Iyo Filterska barnaamijka ugu caansan sida u isticmaali lahayd .
- iyo sida mask ugu samayn lahayd sawirada.
- Chapterda qaar markaan dhamayno waxaa samynayna baractice aa ku murajacaynayno dhaman waxa kusoo baranay duruustii hore insha allah.
Kaa faaidayso Wacan!