VID-01 || HitFilm Express

Current Status
Not Enrolled
Price
$5 Every 1 month
Get Started
or

Price: $5.00

Wali kama qornid koorsadan.


Maxay tahay Koorsadaani?

Coursadani waxaa ku baranayna sidaa ku samaysanayno filimaanta (Video Editing) , barnamijkaa adegsanayne waa HITFILM EXPRESS darsiyada hore waxan kugu sharxi sababtan kugu dooray barnamijkaani iyo sida ku dagsanyso filesha barnamijka sidoo kale darsiyada xega waxaa ku baranyna wajiga hore ee barnaamijka iyo sidaa u isticmali lahayn toolska barnamijka ugu danbayn duruusta danbe waxay noqon Project aa coursada ugu tala galnay ayaa isla samaynayna bilaaw ilaa dhamaad insh allah.

Maxaa Ku baranayna Korsadaani?

  • Wajiga hore ee barnaamijka iyo adeegsiga toolyada kala duwan ee barnaamijka uu leeyahay.
  • Sida Muqalada loo jarjarto.
  • Sida Muqalda liskugu dhajiyo.
  • Sida qoralada loogu darsado.
  • Sida Codadka loo saxo.
  • Sidoo Loogu darsado transition .
  • Sido codadka loo saxo loguna darsado barnaamijka
  • Coursada waxyaabo farabadan ayaa ugu hadlayna oo muhiim ah ugu danbayne waxii aa soo baranay ayaa practice garayn donaa insha allah

Leave a Reply