< All Topics
Print

01.My Courses

Hordhac

Markaa bixiso khidmada koorsada, halka aa ka ogaan kartid in koorsada rabtay lagu soo fasaxay iyo hadii kale, ayaa mawduucaan ku sharxayna.

Sharaxa si sawir ahaan:

Waxaa jirto laba meel aa ka ogaan kartid koorsadaa rabtid ina barato.

Marka horayso kusoo gal afoogy accountigaada habka ugu soo gali lahayd halkaani taabo.

Wadada koowaad:

Hada computer isticmaalaysid waxa samaysaa:
1. Marka koowad taabo iconkaasi
2. Kadib waxa kusoo muuqanayo safxadaani.
Hada mobay isticmalaysid waxa samaysaa:
1. Marka ugu horayso waxa soo doorata iconka kasoo muqanayo bidix ee seddexda xariiq .
2. Dooro Halka ay ku qorantahay (My Courses)

Wado kale ayaa jirto, hada computer afoogy ka isticmaalayso aa ka heli karto safxada koorsooyinka .

Dooro halka ay ku qorantahy (My Courses)

Sharaxa adigoo isticmaalaya Mobaylkaadi.

Mahadsanidiin 🥰

Responses

Table of Contents