Adobe Photoshop CC

Koorsadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu saxo laguna qurxiyo ee caalmka ugu horeeyo Adobe Photoshop CC.


Price: $10/6dii bil mar

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali


Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu saxo laguna qurxiyo Photoshop CC.

Yaa u Baahan Koorsadaani?

  • Hada rabto ina noqotid graphic designer.
  • Hada tahay photographerska.
  • Hada tahay social media markater.
  • Hada tahay Video Editor.
  • Hada tahay Motion Grapher

Maxaa Ku baranayna Korsadaani?

  • Wajiga hore barnamijka guud ahaan iyo toolskiisa sidaa u adeegsan lahayd.
  • Digital images iyo Nocyada sawirada CMYK iyo RGB
  • Iyo sidoo Layerska loo adeegsado.
  • Sida sawirada u jar jaran lahayd adigoo adeegsanayo ilaa dhowrka tool uu barnamijka ku siinayo .
  • Sidoo kale sida sawirada colorskooda u saxi lahayd.
  • Iyo khaladaadka aa sawirada ka hesho markaa sawirto.
  • Iyo Filterska barnaamijka ugu caansan sida u isticmaali lahayd .
  • iyo sida mask ugu samayn lahayd sawirada.
  • Chapterda qaar markaan dhamayno waxaa samynayna baractice aa ku murajacaynayno dhaman waxa kusoo baranay duruustii hore insha allah.

Course Content

Expand All

Week One

Week Two
Week Three
Week Four
Week FIve
Week Six
Week Seven

About Instructor

Salmaan Maadow

CEO & Founder

24 Courses

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 12 Chapters
  • 54 Lessons
  • 7 Quizzes
  • Course Certificate

Responses

  1. koorsadani waa koorso waxyaabo badan aan ka faidnay waxaana mahad balaaran usugnaatay alle swc intaas kadib waxaan umahad celinaa ustaad maadow oo qofka hirgiliyay iney korsadan ina sogarto waxan leyahay ustaad abaal kada magudi karno balse waxay niyadada jeceshahay oo qeer allaha kuu sahlo i.a intaas kadib waxan umahad celina bahda afogy howl wadeenada iyoo iyagana kaalin kaqadatay haday noqoto xariirkoda wanagasan iyo son dhawentoda qurux badan

    ku: ustad maadow > ustaad koorsada kusoo kordhi tussaloyin 1iyo 2 oo ah samenta waxyaabo boro fishinal ah .

    1. A s c wr wb salaan sare macalin salman salaam kabacdi wxn rabay ustad inaan bilaabo hadii Allaah idmo inan bilaabo photoshop cc qof aan waligiis baran photoshopka mabilaabikaraa ustad iisoo jwb mhdsnd

  2. Ustaad Coursadan Wax badan Baan Ka faaidey Alx Waan Ku shaqeyey Labo Company Baanan Kaga Shaqeyey Haderna Macalin Baan Ahy
    SHahaadadana Hadeer Baan Shaqo Ku Codsanaya Alx ilaahey Baa Mahad iskaleh
    ALLE ka Sokow Sababta adiga iska leh ustaad

  3. Asc Ustaad Salmaan Maadow waxaan kaaga mahadcelinaa sida quruxda badan ee aad course sada aad ugu beysgareysay qof inuu lajaan qaadi karo Runtii waxaan bilaabay anigoon waxba ka fahansaneyn kama caajisin inaan dhameeyo wax badan ayaana kaa faa,iiday bilaaw fiican ayaad isiisay mahadsanid Ustaad

  4. waxaan jecelahay inaan coursedan barto sida ugu fudud ee lagu baran karo macalin ii tilmaan insha allah ana inaan isku dayo Ayaan rajaynayaa
    waxaa jirtay inaan bilaabay hada sanadkii aan soo dhaafnay courses aan online ka baranayey markaa waxaa dhacaday markaan bil wday inaan ka caajiso oo aan iska daayeyba marka waan jecelahay macalin inaan markasto onlineka waxkabarto.

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?