Maktabaddeena

Our Library

Maxay Ardaydeena Naga Dhaheen!

Markaan Go’aansadey Inaan Barto Design Gareenta waxaan Mooday Inaan Baran Karin, Balse Ku soo biritankeygii. Shabkada Afoogy Aya iga dhigtay Inaan Ogaadey Inaan ahay design gareeye weeyn balse qarsoon. Mahadsanid Alustaad Salmaan.
Abdirahman Abdirizak
Arday
Marka hore alle ayaa mahadoo dhan leh . Marka labaad waxa mahad iska leh macalin ka oo si qurux badan noogu so diyaarismyay course kaan. Alx waxbadan baan ka fahmay video editing. Waxan rajaynaa in macalin noosoo duubi doono course kaan oo advanced ah
Yaxye maxamed khaliif
Arday
Alx cousadan wax badan ayaan ka faaiday waxad mooda macalinka inaad si live ah uga dhiganayso xiiseheeda, maaanta waan ku shaqeeya video editka masha allah go forward teacher maadaw.
Mostapha Eidan
Arday
Xaqiiqdii waa casharo muhiim ah oo si wanaagsan loo habeeyay aniga koley wa I cajabiyay casharadaan inkastoo cusbahay intaan hadii daawado si fiican baan u fahmay masha allah.
Shamso Mohamed
Arday
Waa course aad u faaido badan aadna ka helidoontid Kuna caajisi doonin
Sakeriye muuse jaamac
Arday
Jasaa kallah Ustaad ,Runtii qaab sharexeedkaaga cidkastaa way fahmi karta.
Farxaan maxamuud
Arday