Microsoft Office Applications Class

Ku baro Mudo Kooban xirfad cusub oo waxbadan ka badali doonta mustaqbalkaadi, kaliya khidmad dhan bishii $7.

Kororso Xirfad Cusub

Microsoft Word

Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu qorto documentska oo qof walba oo computer isticmaala uu ka maarmin waa barnaamijka Microsoft Word.

Microsoft Excel

Coursadani waxuu ardayga ku baran barnaamij xisaabeedka  heerka sare ee Microsoft Excel.

Microsoft Power Point

Coursadani waxuu ardayga ku baran barnaamij lagu soo gudbiyo Presentation-yada ee Microsoft Power Point.