Mobile Video Editing Class

Ku baro Mudo Kooban xirfad cusub oo waxbadan ka badali doonta mustaqbalkaadi, kaliya khidmad dhan bishii $30.

Kororso Xirfad Cusub

Basic || VN Video Editor

Koursadaani waxuu ardayga ku baranaya asaasiyaatka (Basic) mid kamid ah barnaamijyada ugu sareeyo ee lagu edit gareeyo muqaalada ee mobaylka.

Advanced || VN Video Editor

Koorsadaani waxay dhamaystir u tahay koorsada kore, waana hormarsanthaya (Advanced), Ardayga hab projects ahaan ayuu casharada u qaadan asigoo lagu barayo ku dhawaad 14+ projects.