Nagu Soo Biir

Nagu soo biir

Ardada meel walba ay joogaan way ku so biiri karaan Afoogy Uma baahnid in ad bixiso lacag is diiwaan gelin iyo lacag kale si aad ugu soo biirto shabakadda AFOOGY. Kaliya waxaad bixin 4$ bil walba kana faa’idayso koorsooyinka ku jira iyo kuwa cusub ee la so gelin doono.

Waxa kusoo diri karta lacagta rukumashada adoo adegsanay adeegyadasi mid kamid ah

*110*629898954*4#

*712*619898954*4#

*880*0619898954*4#

*883*0619898954*4#

Markaad lacagta so xawisho kadib fadlan ino soo dir lanbarka lacagta ka so dirtay iyo magaca ad rabto in lagugu diwaan geliyo adiga oo u qoraya qaabkan hoose:
__________________________

Magacaaga: halkan ku qor magacaaga
Taleefan: halkan ku qor taleefan laga so xawilay lacagta
Email: halkan ku qor emailkaadi

Mobile: halkan ku qor taleefankaaga hadu ka duwanyahay kan lacagta laga so xawilay hadi kalana ku qor halkan N/A


__________________________

Afarta xog waxaad ku so hagajin e-mail, WhatsApp ama taleefanada hoos ku qoran. Insha’Allah 24 saac gudahooda aya lagula wadaagi doona xogta ku gaarka ah ee ku suurta gelin doonta In ad nagu so biirto

+252 61 9898954

info@afoogy.com

Hormuud: 0619898954

SomTel: 0629898954

top
© AFOOGY. All rights reserved.