Macalin waxaan dhamaystiray cutubka 4aad kadib waxa laiidiray waajib waan ka soo shaqeeyey waan soo sawiray, Kadib waan soo diary, aniga dhagaysiga casharka waxaan ka dhagaystaa moobel, waajibka la iidirayna waxaan ku soo qoray kumbuyuutar.
Hadaba waxaan codsanayaa in laxaliyo ciladda I haysata haddii la Awoodo mahadsanid.
Hadaba waxaan codsanayaa in laxaliyo ciladda I haysata haddii la Awoodo mahadsanid.
Please login or Register to submit your answer