Cilad farsamo

Mxarbi45 asked 3 months ago
Asc macalin salmaan courska waa bilaabay lkn weli muuqaal ahaan uma hayo qoraalada hor dhaca u ah ayaan arkaa oo kaliya, marka maxaa xal ah 

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 3 months ago
wa alaikumu salm
haa walal waa muqaalka instruction, kuwa ku xega fiiri.