cilad ihaysata

khalil asked 1 month ago
ustaad madow setup ppc computerka waa iigu shubmiwayay waana 64 bit my computerka

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 3 weeks ago
habka u galinaysid inuu wax ka qaldanyahay aa dhici karto walal.
haduu kuu hagaagi waayo fadlan qaybta farsamada la xariiri.
https://wa.me/252619898954