Cilad #premier pro

Amiin103 asked 3 months ago
asc macali chapter 6 iyo chapter 7 waxba kuma jiraan e maxa ku dhacay ..?
thank you.
mohamed dahir,
 

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 3 months ago
Wa alaikumu slam
walal mohamed fadlan markale ku laabo, waa la hagaajiyay ciladaasi.
wali hadii jirto fadlan si deg deg inalag soo socodsii.
waana kaa raali galinayna hakadka ku u imaaday waxbarashadaada.