asc macalin Salmaan barnaamijkaan maalintaa lacagta bixinaayay waxaa la ii sheegay inaa jirto 5 dollar 1 month fee ah iyo 10 dollar 3 month ah maxaa isbadalay maanta waxaa helay Email dhahaayo sidaan
\\\\\\\\\\\\\\\’\\\\\\\\\\\\\\\’ Walaal abdullahi045 koorsada ka iibsatay afoogye ee ahayd Photoshop CC , inay kaa dhacdo (Expire) waxa ka dhiman kaliya 5 beri Fadlan hada danaynaysid koorsadaasi inay kaa dhicin, isku day inaa cusbonaysiiso adigoo la xariiraya qaybta farsamada afoogy.\\\\\\\\\\\\\\\’\\\\\\\\\\\\\\\’\\\\\\\\\\\\\\\’
maxaa qaldan macalin

1 Answers
Wa alaikumu salam
Walaal bisha kowaad aya ku dhamaatay ayaa laga wadaa.
hadii cilad dheeri la kulanto fadlan qaybta farsamada la xariir
https://wa.me/252619898954

Please login or Register to submit your answer