Install Apps

Cali bashiir saciid asked 3 months ago
Muuqaalka install apps waa daawadey lkn suaasheydu waxey tahay marka hore programka halkee ka keenaa ileen adiga desktopka ayuu kuu saarnaa anagana inooma saarno 

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 3 months ago
walaal cali casharka  ka hadlayso waa namberkee walal.