Isbadal cusub ee shabakadda

Afoogy QuestionsCategory: Cilad Farsamo afoogyIsbadal cusub ee shabakadda
cali77 asked 5 months ago
Waxaan aad ugu faraxsanahay inaad samaysee isbadal cusub ee Shabakadda Afoogy.com  waxaan dareema in aad loo qurxiyey goobtan 
Mahadsanid bahda Afoogy.com :

1 Answers

Best Answer

Salmaan Maadow Staff answered 5 months ago
Ali Zaid Ayaan kaaga mahadnoqayna commentigaadi quruxda badan