isdiwaangalin

rabaani20 asked 3 months ago
sidee isku diwaan galiyaa

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 3 months ago
Sidee ugu soo biira?
Kusoo biiritaanka Afꝏgy.com waa mid aad u fudud kaliya adiga oo maraya 3 talaabo.
 
1️⃣ Marka hore xubin ka noqo oo samayso Username,Sida ku samaysan lahayd linkiya hoose fiiri
🟩Mobayl:https://youtu.be/GYHaxWILwko
🟢PC: https://www.youtube.com/watch?v=sYjBOSZcRcY
 
2️⃣ Kadib iska dhiib lacagta khidmada ee afoogy oo ay ugu yartahay $5/bishii ama waxa laga cafin hal bil hadaa 10$/3dii bil mar aa dhibaysid, si course ka aad rabto u barato.
3️⃣ Ugu Danbayn Fadlan waxaa inoo soo gudbisa 3-dan waxyaabood ee hoos ku xasan:
1- Emailka iyo Magaca aa isku diiwangalisay.
2- Numberkaa khidmada kaso tuurtay.
3- koorsada rabtid.
Kusoo dhawaaw markale Afꝏgy Platform🥰