asc wr wbrk utsad salman maadow in aad fcnthy ban rajeenayaa, waajibaadkii 2 aad ee power pointiga waan ka shaqeeyey bal hala ii fiiriyo, mahadsandiin
mida kale aan rabo in aan ku waydiiyo waxa waaye ustad aniga oo aanan computer bareefad u tagin lkn aan garanaayo sida loo isticmaalo ma baran karaa graphic designs iwm.

Please login or Register to submit your answer