casharadaydii lhaaska ahaa miyanaan heli kari

Afoogy QuestionsCategory: Cilad Farsamo afoogycasharadaydii lhaaska ahaa miyanaan heli kari
cabdixakiin asked 4 weeks ago

Macaliin markan gudaha uu galo hordhaca sharaxada dhagaysto ka dib casharadaydii lhaaska ahaa miyanaan heli kari

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 4 weeks ago
abdi xakiim 
casharada kuli waa daawan kartaa hada mobaylka ka isticmalayso sharaxaan daawo: https://www.youtube.com/watch?v=dbH4zLqMMUE
hada ka isticmalayso computerka muqaalkaani daawo: https://www.youtube.com/watch?v=onaaGf9PMmg&t=379s