Macallinoow Re actionka Aan bixinaayo iyo muuqaalka aan ka bixinaayo sidee ayaan isu waafijin karaa?

Afoogy QuestionsCategory: Cilad Farsamo afoogyMacallinoow Re actionka Aan bixinaayo iyo muuqaalka aan ka bixinaayo sidee ayaan isu waafijin karaa?
Abdi majiid zubair mohamed asked 2 weeks ago
Waxaan arkay muuqaalo,qofka muuqaalka wuu joojinaa ka dib wuu hadlaa, wuu shidaa, wuu daminaa,
Sidee  ku sameyn karaa macallinow?