Maxaa cilad ah aya ihaysataa

Afoogy QuestionsCategory: Cilad Farsamo afoogyMaxaa cilad ah aya ihaysataa
biyey_11@hotmail.com asked 1 month ago

Maxaa cilad ah aya ihaysataa waxn sameeyey Quizka 1 aad ee windows 10 masii wadan karo chapterka 2 aad

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 1 month ago
Haa walal imtixaanka ku dhacday markale inaa gashid waaye waxa laga rabaa cel celis ahaan 80% adine wax ka yar aa kayntay walal marka kulaabo.