Maxaa dhacay masii wadan karo koordada Ustaad

Afoogy QuestionsCategory: Cilad Farsamo afoogyMaxaa dhacay masii wadan karo koordada Ustaad
HusseinXb asked 3 weeks ago
Asc Ustaad waxan dhameeyey Chapter ka afraad koorsada  windows 10 wuu idiidaya markan damco inan Chapter 5 si wato maxaa dhacay dib ugu laabo ayuu dhahaya casharadii hore 

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 3 weeks ago
Cashar ina ka booday aa dhici karto fadla iska hubi.