mushkilad

saciidyaxye asked 3 months ago
waxaan bartay coursada editing gaarahaan adobe premiere pro wax shahaado ahna idinkama hayo 
intaas waxaa sii dheer couseda aan dhigtay waa la tirtiray ma fahmin micnahaas 

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 3 months ago
Walaal accountiga ku laaba safxada koorsada.