mushkilad

saciidyaxye asked 7 months ago
adinkoo mahadsan iga saxa taarikhda shahaada taasoo qusayso video editing qaasatan adobe premiere 

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 7 months ago
walaal mushkiladaa waa ina soo gaartay,ciladane kaligaadi kaliya ma ahan, xalinteeda ayaana ku jirna insh allah.