Powerpiont

biyey_11@hotmail.com asked 4 months ago
Asc wr wbrk macalin chapter markan dhameeyay oo rabo chapter kale in an bilaabo markan furo charadada wuxuu soo qoraa ama soo saaro Calaamada mark complete anigoo daawanin ama dhamaysan

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 4 months ago
wa alaikumu salam
waa xalinay ciladaasi, waana ku mahadsantahay la socodsiintaadi wlaal.