Saxid suaal qaldan

Haybegelle asked 3 months ago
suaasha 10aad ee chapterka koobaad waxa ay sheegasaa in marka la rabo in aad waynaysiiso workspace-ka aad taabanaso Ctrl+Minus(-), halka ay jawaabtu sidaas ku qaldan tahay oo aad taabanasid Ctrl+Plus(+). 
mahadsanidiin.

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 3 months ago
walal haybe waa ku mahadsantahay nala soo wadagitaankaadi, waa ku labaneena cilaadasi sida ugu deg deg badan ayaana lagu saxi insha allah.