sidee applicationka aan kusoo dagsadaa

Afoogy QuestionsCategory: Cilad Farsamo afoogysidee applicationka aan kusoo dagsadaa
Yaxye Abdullahi Ibraahim asked 4 months ago
ustaadi applicationka sidee looso dajiyaaa adoo mahadsan

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 4 months ago
Assalamu alaikum
walal qaybta farsamada whatsappka ayaa lagula soo wadaagi, fadlan la xariir