Star menu

Cali bashiir saciid asked 3 months ago
Ustdi markaad ka hadlay acountiga sida loo badalo waxaad sheegty sida paasword loo badalo marka paaswordka la badalayo ma kan email ka mise waa kan computerka ku xiran 

2 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 3 months ago
walal su’aashaadi saa sfcn u fahmo fadlan cashirkaa ka hadlayso namberkiisa ii soo raaci saa si wanaagsan uga jawaabo su’aashaadi.

Salmaan Maadow Staff answered 3 months ago
kan emailka ku xeran waaye cali