Su’aaal

Engbassam asked 3 months ago
Ustaad export si fiican uma fahmin maxa lo isticmala
Ustaad ducoment sidee ado word heysta pdf ugu badali kartaa
Sido kaleh ado pdf heysta sidee ugu badali kartaa word wax laga badali karo mahadsanid ustaad salmaan

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 3 months ago
hada rabto walal inaa u badasho pdf waxaa taabanee File > Export > change file type > save as
kadib waxaa arke lawa meel ay ku qoranthaay File name iyo save as type marka meesha danbe ee save as type aya falaarteeda soo jiide waxa ka raadin Pdf.