Asc Macalin waxaan wataa su’aal,Course ga ILLUSTRATOR CC,Chapter 4, cashar4.5 oo ah ah Grouping objects,macalinow markaan isticmalayo Grouping objects ka kaliya sawir miyaan u isticmaali karaa mise xataa Video waan u isticmaali karaa.
Mahadsanid Macalin.
Mahadsanid Macalin.