Suaal ku saabsan casharka

Afoogy QuestionsCategory: Microsoft ApplicationsSuaal ku saabsan casharka
Cali bashiir saciid asked 3 months ago
1: waa maxay binary system ? 
2: windowga la soo saray sanadkii 2007 magaciisa muxuu ahaa 

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 3 months ago
soo dhawaaw walal cali
1. Binary system waa nidaam ka kooban 2 number oo kala ah “0” iyo “1” waana habka ay u sheegtaan digital system.
2. windowska 2007 lasoo saaray waxa la dhahay windows7.