Suaal

Ahmed Omar Mohamed asked 6 months ago
Asc ustaad Salmaan waxn rabay inan ku waydiyo waqti inte le eg ayay qadani in assignment an ka shaqeyey lagu saxo

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 6 months ago
Wa alaikumu salaam
walal ahmed waxay ku xerantahay hadba ardayda markaasi siday u badanyihiin waxa dhici karto hal mar in 15 arday ay soo wada diraan assignment marka midaas ayaa dhici karto ina daahid yar uu imaado.
laakin sida sharciga noo dagsan waa in 24 saac ay ka badan.