SIXIDA IMTIXAANAADKA IYO BIXINTA SHAHAADOOYINKA FUDUDEEYA

Afoogy QuestionsCategory: Microsoft ApplicationsSIXIDA IMTIXAANAADKA IYO BIXINTA SHAHAADOOYINKA FUDUDEEYA
KULAMSO14 asked 1 week ago

ASC. M.SALMAN…IYO.. ARDAYDA.. FADLAN SIXIDA IMTIXAANAADKA IYO BIXINTA SHAHAADOOYINKA FUDUDEEYA

Waxaan salaamayaa salmaan maadow runtii waa macalin wanaagaan…..mr salmaan markii aan kashaqeeyo imtixaanka waxaan sugahayaa dhowrr maalmood…..casharadauna way badan yihiin waqtiguna waa uu yaryahay…..midakel waxaan dhameeyay koorsada Excelka markii aan dalbadayna wax jawaab ah oo aan ku qanco layma siin……

1 Answers
Salmaan Maadow Staff answered 7 days ago
wacalaykumu salaam
walaal kulumso waa la xaliyay mushkiladaadi waa sii wadan karta casharada……..