Chapter 1, Lesson 1
In Progress

☆  Waajib Guri (واجب منزلي) #9

Ka shaqee waajib guriga hoose

Su’asha 1aad: حول كلمات الأتيه الي جمع أو مفرد

1.صلوات

2.غرفه

3.أيّام

4.أشهر

Su’aasha 2aad: Ereyaadan u beddel Falid ee joogta taagan ? حول كلمات الاتية الي فعل مضارع ؟

1.شاهَدَ
2.كتب
3.شرب
4.استَيقظ

Su’aasha 3aad: Sheeg macnaha “حافله “?
مامعني  حافله؟

__________________________________

NOTE: Warqad kaga soo shaqay assignmentigaan kadib soo sawir, si aad inoogu soo dirto, fadlan waxaa taabata ama guji bottomka hoose meesha ay ku qorantahay Browse kadib raadi sawirkaadi meesha dhigtay, marka heshid sawirkaadi fadlan taabo Upload.
◉  Hal sawir iskugu gay waajibka ama assignmentiga lagu diray!
◉  Sharaxa habkaa waajibka kusoo diri kartid taabo halkaani

Responses

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?