Chapter 1, Lesson 1
In Progress

Waajib Guri (واجب منزلي) #8

Ka shaqee waajib guriga hoose
أجب عمـــايأتي:

Su’asha 1aad: Sedex tusaale waxaad kaso baxisaa”أعط ثلاثه امثله علي “التاء المربوطة

Su’asha 2aad: Sheeg farqiga u dhaxeeya “والألف المقصوره” iyo “الياء المقصوره”?
ماالفَرقُ بَين الياء (ي) و الألف المقصوره(ى)؟

Su’asha 3aad: Erayadaan carabi u beddal:

b- feerenayo ama feereye
t- Maalin

Su’asha 4aad: Su’aalahaan u badal af-somali: –

1- قريب
2- بعيد

NOTE: Warqad kaga soo shaqay assignmentigaan kadib soo sawir, si aad inoogu soo dirto, fadlan waxaa taabata ama guji bottomka hoose meesha ay ku qorantahay Browse kadib raadi sawirkaadi meesha dhigtay, marka heshid sawirkaadi fadlan taabo Upload.
◉  Hal sawir iskugu gay waajibka ama assignmentiga lagu diray!
◉  Sharaxa habkaa waajibka kusoo diri kartid taabo halkaani

Responses

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?